Dowlad weyn oo Ciidankeeda ka mamnuucday Isticmaalka Telfoonada Casriga ah

Aqalka hoose ee Baarlamaanka Dowlada Ruushka ayaa meel mariyay sharci ka mamnuucaya ciidamada dalkaasi gaar ahaan Milatariga in ay isticmaalaan telfoonada casriga ah. Ciidamada Milatariga Ruushka ayaa gabi ahaan laga mamnuucay in ay isticmaalaan Telfoonada casriga ah ee dunida xiligan laga isticmaalo iyo sidoo kale Laptobyada inta ay shaqada ciidanimo ay ku jiraan. Sharcigan ay … Continue reading Dowlad weyn oo Ciidankeeda ka mamnuucday Isticmaalka Telfoonada Casriga ah